











Suxufiyiinta ASOJ oo socdaal hoowleed u kala diray wafdiyadii ugu balaarnaa ee dalalka Yurub,Mareykanka,Barigga dh
Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa markii ugu horeeysay wafdigii ugu balaarnaa u kala diray dalal ka tirsan Qaarada Yurub,Carigga Mareykanka,Barigga dhexe iyo dalalka Afrika.







ASOJ oo sheegtay inay sii daciifeeyso Madaxbanaanidda Saxaafadda Muqdisho iyo Sedexdii Wariye oo la sii daayay.
Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa Dowladda Federalka KMG ah ku eedeeyay hanjabaad isdaba jooga oo ay ku hayso Saxaafadda Muqdisho taas oo afka ka xirtay Saxaafadda Muqdisho inay sheegi karaan tacadiyada ay ku kacaan Ciidamadda dowladda Federalka.



Madaxda ASOJ ee Qaahira War murtiyeed ka soo saaray xariga Cabduqaadir Nadaara.
Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen, Saxafiyiin Soomaaliyeed ee ku sugan dalka- Masar ayaa looga hadlay xariga loo gaystay Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho.

Asoj oo sheegay in Dowladda Federalku in ay kala garan la dahay Wariyaha iyo Warbaahinta uu u shaqeeyo.
Ururka Isu Taga Suxufiyiinta Soomaliyeed ee Asoj ayaa ku celiyay Cambaareeyntii labaad oo ay dowladda federlka ku cambaareeynayaan kadib Wariye Maxamed Bashiir iyo wadahii gaarigiisa oo maalintii sedexaad u xiran sharci daro


