Asoj oo Wariye Macalimuu ku tilmaamtay seefta cusub ee Damujadiid
ASOJ.ORG - Associated Somali Journalists waxeey cambaareeyneysa Xariga Agaasimaha Goobjoog FM Muqdisho iyadoo falkaas foosha xun ku sifeeysay qorshaha cusub ee Urur Diimeedka Damujadiid ku doonayaan iney ku caburiyaan Saxaafadda madaxabanaan ee Somalia.Ururka Suxufiyiinta oo cambaareeyay kaligii taliye Wasiir Maareeye.
ASOJ.ORG - Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ASOJ ayaa Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federalka Somalia Mohamed Hayir Maareye ku tilmaamay kaligii taliye astaan u noqday tacadiyo uu kula kacay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta.Ururadda Nusoj iyo Asoj oo ka hadlay gacan ku dhiiglayaal sheegta Suxufiyiin?
ASOJ.ORG - Xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Omar Faruk Osman ayaa sheegay in tilaabo sharciya laga qaadi doono Mohamed Ibrahim Bakistan iyo shaqsiyaad kale oo dilal,hanjabaad iyo dhibaato u geeystay Suxufiyiin Soomaaliyeed.ASOJ oo Wasiirka Warfaafinta ku eedeeyay inuu galmo xooga ku sameeyay gabdho Suxufiyiin ah
ASOJ.ORG- Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa Ra'isulwasaaraha Xukumadda Federalka Somalia ugu baaqay inuu si degdega shaqo joojin ugu sameeyo Wasiirka Warfaafinta Somalia Mohamed Abdi Hayir Maareeye.Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo Xildhibaan Xaaf ku eedeeyay inuu dilay Wariye Keynaan Yusuf
Warbixintii tumashada Hotel Samiira ?????? sababta loo dilay Wariye Keynaan? ------Akhri xeerka cusub ee saxaafadda Somalia oo loo gudbiyay Golaha Wasiirada
Qeexidda Saxaafadda Saxaafaddu waa habka loogu gudbiyo bulshadda warar, macluumaad, madadaalo, khudbado, xog ama afkaar, kuwaas oo lagu gudbiyo maqal, muuqaal ama qoraal, iyadoo la adeegsanayo wargeysyada ama qalabka kale ee warbaahinta sida: idaacadaha, telefeshinada, wakaaladaha wararka, website-yada,…ASOJ"Dowladda Somalia waa halis ka daran Al-Shabaab"
Warsaxaafadeed:-
