



Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa si kulul u cambaareeyay kooxahii dilay Wariye Cali Cumar oo
Gudoomiyaha Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ Dahir Abdille Alasow iyo Maria Frauenrath iyo madaxii hore BBC World Service Training, G42, CB

Ururka Suxufiyiinta ASOJ oo cambaareeyay kooxahii dilay Wariye Cali Cumar oo ka mid ahaa hoowl wadeenadda sare ee
Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa si kulul u cambaareeyay kooxahii dilay Wariye Cali Cumar oo ka mid ahaa Mas'uuliyiinta sare ee Associated Somali Journalists.Wariye Mohamed Amiin oo laga sii daayay Xabsigga Magaaladda Jowhar 3 maalmood kadib.
Wariye Mohamed Amiin oo ahaa Wariyaha uga soo waramayay Jowhar Idaacadda iyo Tv-ga Global Broadcasting Cooperation ayaa laga sii daayay xabsigga Magaaladda Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kadib markii uu halkaas ku xirnaa mudo sedex cesho ah.





Saxaafadda oo guddi gaara u magacaawday wada hadaladda Maxaakiimta ee 13-ka qodob.
Dhinacyadda Warbaahinta Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay maanta guddi ka kooban shan xubnood u magacaawday wadahadaladda Maxaakiimta iyo turxaan bixinta 13-kii qodob ee sharuucda Saxaafadda loogu magacdaray kana soo baxay Xafiiska Iclaamka iyo dacwadda ee Golaha Maxaakiimta.

Ururka Isu taga Suxufiyiinta ASOJ oo WHO iyo Unicef ugu baaqday inay magdhaw ka bixiyaan tacadigii garoonka Hargey
Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa Hay'adaha WHO iyo Unicef ugu baaqay inay magdhaw ka bixiyaan tacadigii naxdinta lahaa ee Weriyaasha Associated Somali Journalists { ASOJ} loogu geeystay Madaarka Hargeysa oo ay ku xirnaayeen mudo iyagoo sooman oo afkoodu xiran yahay.

Kulankii Warbaahinta iyo Maxkamadaha oo ku dhamaaday Jawi Farxadeed kadib markii.
Kulan saacada socday oo u dhaxeeyay Maxkamadaha iyo Warbaahinta Muqdisho ayaa ku dhamaaday jawi farxadeed

Asoj oo guddi gaara u magacaawday 13-kii qodob ee ka soo baxday Golaha Maxaakiimta.
Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa sheegay inay guddi gaara u magacaabeen 13-kii qodob ee ku wajahnaa Saxaafadda Soomaaliyeed,kana soo baxa Dacwadda iyo Iclaamka ee Maxaakiimta Islaamka.
