Saxaafadda Madaxabanaan waxay u digeeysa Afhayeenka Madaxweynaha

0
Tuesday August 27, 2013 - 08:45:12 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 7457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saxaafadda Madaxabanaan waxay u digeeysa Afhayeenka Madaxweynaha

    ASOJ.ORG ---

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 134 KB
ASOJ.ORG ---

Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ wuxuu Afhayeenka Madaxweynaha Somalia Abdirahman Omar Osman ugu baaqayaa inuu joojiyo caburinta Saxaafadda madaxabanaan iyo ka been sheegida xaqiiqada guddi ku sheega Dowladda Federalka Somalia magacaabatay ee damacoodu yahay inay hirgeliyaan sharci nuxurkiisu yahay sidii loo baneeysan lahaa xirida iyo ciqaabada Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Associated Somali Journalists ASOJ waxay hoosta xariiqeeysaa inaysan aqoonsaneyn gudigga iskugu jira ajnabiyiinta iyo Somalida ee Dowladda Federalka u xilsaartay hergelinta sharciga Saxaafadda Somalia.

Associated Somali Journalists waxay Madaxda sare ee Dowladda Somalia ugu baaqeeysaa:-

1-    In Gudigga hagaajinta sharciga cusub ee Saxaafadda Somalia laga saaro ajnabiyiinta aan Somalida u dhalan.

2-    In la balaariyo gudigga oo lagu daro xubno metelaya Ururadda Suxufiyiinta iyo Agaasimeyaasha Saxaafadda madaxabanaan si meesha looga saaro shaqsiyaadka aan Saxaafadda madaxabanaan metelin ee Dowladda Federalka dooneysa inay bulshada Caalamka ku qalado.

Lifaaqa Warbixintaan waxaa ku jira Warqad uu Afhayeenka Madaxweynaha Somalia Eng Abdirahman Omar Osman u qoray Associated Somali Journalists ASOJ xilligii uu Wasiirka Warfaafinta Somalia ahaa ,sidoo kale waxaa  lifaaqa ku jira Dukumiintiyo sharciyeedka ASOJ looga diiwaangeliyay dalalka Somalia iyo Netherlands.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip