
ASOJ: Xukumadda Somaliland waxay dagaal kula jirtaa Warbaahinta Madaxa banaan
By Muna Ocean
ASOJ.ORG- Associated
Somali Journalists waxay cambaareeynee tacadiyada joogtada noqday ee
Maamulka Ahmed Mohamed Siilaanyo ku
xiray Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Mohamed Omar Abdi
ASOJ waxay
xariga tifaftiraha Jamhuuriya u aragtaa mid ka baxsan Bini’aadamnimada iyo
Madaxbanaanida Saxaafadda ,loogana gol
leeyahay in lagu aamusiyo Warbaahinta ka hoowlgasha Somaliland.
ASOJ Waxay Maamulka Siilaanyo ugu baaqday inay deg deg u daayaan Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya sidoo kalena joojiyaan dagaalka ay kula jiraan Saxaafadda madaxabanaan.
By Muna
Ocean
ASOJ: Xukumadda Somaliland waxay dagaal kula jirtaa Warbaahinta Madaxa banaan
By Muna Ocean