War-saxaafadeed, Guddiga Doorashada Saxafiyiinta Somalia ee Kenya.
Nayrobi10 Setember 2009
Guddiga Doorashada Midowga Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Kenya ee madaxa bannaan, wuxuu goor dhaweyd soo saaray war-safadeedkoodii 3-aad ee ay uga hadlayaan habsami u soscodka doorasha maalinta Jimcaha ah ee soo socota oo ay ka soo qeyb gali doonaan dhamman saxafiyiinta ku sugan wadankan Kenya, waxaana qoraalkan ay ku soo bandhigayaan xeerka iyo maamulka doorashada ee guddiga, wuxuuan qoraalkas u qoranyahay sidan:-
Ku:Saxaafadda Soomaalida ee Sharafta leh.
Ku:Saxafitiinta Soomaaliyeed ee Kenya jooga
Xeerka Guddiga Doorashada & Doorashada
Guddiga Doorashada waxay ka kooban yihiin 5-qofood.
Waxay leeyihiin gudoomiye, ku xigeen, xohaye iyo 2-xubnood.
Waa madax bannanyahay guddiga doorashadu waxay maamulayaan doorashada.
Guddiga Doorashada ayaa cod bixiyayaasha u sharraxaya qaabka doorashada..
Waxay tirinayaan codadka.
Waxay ku dhawaaqayaan cidda guuleysatay.
Waxay si feejigan ula socdaan hanaanka ay ku socoto doorashada
Doorashadu waxay ka koobnaaneysaa saddex wareeg.
Doorasharada marka ay dhammaato waxaa fursad la siindoona labdii musharax ee kama dambeysta iskugu soo haray si ay doorashada iyo dareenkooda uga hadlaan Doorashadu waxay u dhici doontaa si xor ah oo caddaalad ah.
Codka doorashadu wuxuu noqon doonaa mid qarsoodi ah.
Guddiga wuxuu taxadir leh u ilaalin doonaa waraaqa codeynta iyo tirade la kala helay.
WARAAQADII COdkeeda la tiriyo waxaa la dhigi doonaa meel xafidan, si aysan mar kale u soo laaban.
Guddiga doorashadu wuxuu il gaar ah ku xafidi doonaa wax kasta oo shaki ku dhalin kara cod bixiyayaasha, si kalsoonida codbixiyaasha iyo musharaxiinta ay u noqoto mid degan.
Goobta ay yaallaan qalabka codadka lagu dhiibanayo ama lagu ridayo waa inaysan u dhawaan cid aan ahayn Guddiga Doorashada.
Musharax kasta marka uu hadlayo waa inuu qiro Guddiga Doorashada inuu ku kalsoon yahay.
Waa inuu musharraxu dadka ka hor sheegaa inuu ku qanci doono natiijo kasta oo ka soo baxda doorashada.
Goobta doorashada lagama dhex samayn karo wax olole ah oo ku wajahan doorashada.
Your vote is your voice
Your vote is your power
Ajandaha Doorashada
Maalinta Jimcaha 11-ka September 2009
WAQTIGA
MAGACA AJANDAHA
2:00-2:30 PM
Diiwaaan galin iyo soo dhaweyn
2:30-3:15 PM
Khubbadaha Musharaxiinta
3:15-4:15 PM
Wareega hore ee doorashada
4:15-4:30 PM
Salaadda Casir
4:30:5:15 PM
Wareega 2-aad ee doorashada
5:15-6:00 PM
Wareega 3-aad ee ugu dambeeya
6:00-6:15 PM
Ku dhawaaqista Guddoomiyaha
6:15-6:30PM
Shir jaraa’id guddoomiyaha iyo guddiga
Mahadsanidiin
Wa-billaahi Towfiiq
Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue)
Xoghayaha guddiga doorashada
Mobile: 254 (0) 722371728
Nairobi-Kenya
Email: [email protected]
[email protected]