
FOOMKA KA QAYBGALKAABAALMARINTA QARAMADA MIDOOBEY EE WARBAAHINTA 2008.

Office of the United Nations
Resident & Humanitarian Coordinator for Somalia
Springette, Off Lower Kabete
Road, P.O. Box 28832,
00200, Nairobi, Kenya
Tel. (254 20) 4255000; Fax (254 20)
4255101 Website: www.somalia-un.org
ABAALMARINTA QARAMADA MIDOOBEY EE WARBAAHINTA 2008
FOOMKA KA QAYBGALKA
MAGACA………………………………………………………………………
CINWAANKA…………………………………………………………………
E-Mail…………………………………………………………………….
Telefoon Lambar……………………………………………………………….
Xaggee ku nooshahay? (sax sanduuqa ku habboon)
Koonfurta/Bartamaha Soomaaliya Puntland Somaliland
Dheddig Lab
NOOCA WARBAAHINTA (Sax tan ku habboon):
Wargeys la daabaco
Idaacad
MOWDUUCA AAD KA QAYBQAADANEYSO (Sax kuwa habboon oo dhan):
Nabadda & Dowladnimada
shuraakada/Iskaashiga
Carruurta
Haweenka
Caafimaadka
Wax-ka-qabashada Xaaladaha Degdegga ah
XEERARKA
· Dhammaan waxyaabaha tartanka lagaga soo qaybgalayo waa in ay ahaadaan kuwo wargeysyada lagu qorey ama la baahiyey muddadii u dhaxaysay 1 Agoosto 2007 ilaa 30 Sebtember 2008.
· Abaal-marinta waxaa ay u faran tahay oo keliya suxufiyiinta ku sugan Soomaaliya, Puntland iyo Somaliland.
·Waxaa looga soo qaybgeli karaa Af-Soomaali ama Ingiriisi
·Ka qaybgale kasta lagama aqbali doono in uu wax (1) mid ka badan kaga qaybgalo halkii mowduucba (taxanayaasha waxaa laga soo qaadayaa in ay yihiin hal ka qaybgal).
· Shuruudaha qiimeynta waxaa ku jiri doona saxnimada, lafagurka, dheelitirnaanta, dulucda, raadka ay reebto, asalnimada, qiimaha ay u leedahay dadka iyo sida ay ugu habboon tahay mowduuca.
· Dhammaan waxyaabaha looga qaybgalayo waa in uu la socdaa foomka ka-qaybgalka oo la soo buuxiyey.
·Ka-qaybgalka qoraalka ah waa in lagu soo diraa e-mailkan: [email protected]
·Ka-qaybgalka raadiyaha, oo si cad loogu soo qorey ‘UN Media Awards’ ayaa la geyn karaa xafiisyada Qaramada Midoobey ee HARGEYSA, BOOSAASO, GAROWE, BAYDHABO ama JOWHAR
TAARIIKHDA AY XIRMEYSO WAA: 16
NOFEMBAR 2008
FOOMKA KA QAYBGALKAABAALMARINTA QARAMADA MIDOOBEY EE WARBAAHINTA 2008.