Wasiirka Warfaafinta TFG Oo Waraaq Uu U Soo Diray IFJ Iyo ASOJ Ku Sheegay Inuusan Aqoonsaneyn NUSOJ

0
Monday July 05, 2010 - 04:51:20 in Warar Af-Soomaali ah by Super Admin
  • Visits: 2158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta TFG Oo Waraaq Uu U Soo Diray IFJ Iyo ASOJ Ku Sheegay Inuusan Aqoonsaneyn NUSOJ

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka warfaafinta dowlada Ku meel Gaark ah Mr Madoobe Nunoow Mahamed ayaa waraaq qoraal ah oo uu u diray ururka caalamig ah ee suxufiyiinta caalamka IFJ iyo Associated Somali Journalists ASOJ ayuu ku sheegay inuusan aqoonsaneyn sida uu hadalka u dhigay urur u sheeg NUSOJ oo uu yiri matalo saxaafada Somalia

Warqada uu Mr Nunoow Madoobe uu u diray IFJ iyo ASOJ ayaa waxey u qorneyd sida tan

Waxaan ku faraxsanahay in aan idin war galiyo in aan ansixinay sharcigii iyo qaanuunkii lagu maamuli lahaa saxaafada Somalia, kaasoo hoostaga wasaarada warfaafinta ee Dowlada KMG ah ee Somalia,

Sidaa darted waxaan ugu baaqeynaa ururada saxaafada Somalia iney isku soo diiwaan galiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan ee ugu macquulsan,

Markii ay taasi dhacdo waxaan ku dhawaaqi doonaa oo si rasmi ah u shaacin doonaa Dallada Kulmisa saxaafada Somalia oo uu sheegay in loo bixin doono (Somali Union Journalists),

Isagoo ka hadlaya ururka saxaafada Somalia hada ku qaarabata ee halka nin uu sidii uu doono uu ka yeesho ee la baxay National Union Of Somali Journalists, (NUSOJ ) ayuu sheegay Mr Nunoow in Somali Federal Govermernt aysan aqoonsaneyn ururkaasi NUSOJ la yiraah,


 

Sunni Sa'eed Salah (Asoj Spokesman)
[email protected]
+254-722424230 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip