Akhri xeerka cusub ee saxaafadda Somalia oo loo gudbiyay Golaha Wasiirada
Qeexidda Saxaafadda
Saxaafaddu waa habka loogu gudbiyo bulshadda warar, macluumaad, madadaalo, khudbado, xog ama afkaar, kuwaas oo lagu gudbiyo maqal, muuqaal ama qoraal, iyadoo la adeegsanayo wargeysyada ama qalabka kale ee warbaahinta sida: